Muuqaalka Guud Waxba Haku Xukumin! Naftaada Ma Qancin Kartaa

Date:

Wakhtiyo badan marka aynu doonayno in arrin xukuno ama wax ka sheegno waxa ugu horeeya aan soo qaadanaa waa muuqaalkiisa guud, markaa haddii uu yahay shaygaasi mid aynaan inagu haysan qofka haystana aynu u arkaynu mid si fiican ugu raaxaysnaya waxaynu jeclaanaa helidiisa iyo haysashadiisa, hadduu yahay maal, magac iyo mansaba.

Xaqiiqduse waxay tahay in aynu muuqaalkiisa sare keliya aynu xukunka saaray, haddiise aynu ka warqabi lahayn xaaladda nololeed ee hoose ee qofka haystaa waxa laga yaaba in aynu Allah u mahadnaqi lahayn oo aynaan jeclaaneen helidiisa iyo haysashadiisa midkoodna.

Haddaba waxa fiican in  qof  kastaa ku qanco wixii Allah (sw) siiyay oo ku mahadnaqo isagoon waxba indhaha u taagin waxa qof  kale haysto, qanaacduna waa khasnad aan dhamaan.  Biyaha yari way ku nabad geliyaan, biyaha badana waaba lagu haftaa oo ku haligaa, maaha badnida xikmadu waa qanaacadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...