Rajada Guushu Yaanay Ka Lumin!

Date:

Walt Disney  wuxu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, waxaana uu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegay in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyin mala awaal ah oo xiiso badan u sameeya akhristayaasha.

 Laakiin Walt markii taasi ku dhacday kuma uu quusan waxaana uu goostay inuu noqdo qof leh curinta sheekooyinka khayaaliga ee filimada laga sameeyo inkasta oo uu marar badan ku fashilmay haddana marna kama niyad jabin.

Mr.Walt ugu danbaystii waxa uu curiyay sheekadii uu ku caan baxay ee filimka laga dhigay ee la odhan jiray Barafka Cad “ Snow White” .

Wakhtigana Mr.Walt isagoo dhintay sanadkii 1966 haddana shirkaddiisa  Walt Disney Company waa ta  dunida ugu horaysa curinta sheekooyinka khayaaliga ah ee la xiiseeyo filimadana laga alifo dunida oo dhan.

Qofka aadmigu ma jirto waxa aanu samayn Karin keliya waa dadaal iyo in aanu niyad jabin marka uu ku fashilmo.  Xikmaduna waa “ Marna Rajada guusha iyo gaadhideedu yaanay kaa lumin”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...