- Aamuska Ayaa Marar badan Jawaabta ugu wanaagsan ah
- Is Faham kooban yaanu ka burburin saaxiibtinimo weyn
- Qofna meel hakaga dhicin, ixtiraam
- Ha rumaysan wax kasta oo aad maqashid.
- Xidhiidhka dadka ha goyn, ma jiro qof aan waxtar lahayni.
- Nolashaadu waxay qiimo leedahay inta aan waxtar ku kordhiso tan dadka kale.
- Debeca iyo naxariistu waa astaaaha guusha iyo akhlaaqda wanaagsan
- Ka dhabee wax kasta inaad guul ka gaadho
- Hadba sida aad dadka ula dhaqanto ayaa ah maxsuulka aad helayso.
- Inta aad nooshahay wax kasta waa suurgal.
Xikmadaha
Date: