Ma khilaaf ba Ka Dhexeeya Wasiirka iyo Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada

Date:

 

Ma khilaaf ba Ka Dhexeeya Wasiirka iyo Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada

Page-ka Facebook-ga ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, ayaa u muuqda mid uu saameeyey khilaaf la weriyey inuu ka dhex jiro masuuliyiinta u sareysa Wasaaraddaasi.

Khilaafkan oo ah mid huursan oo aan bannaanka u soo bixin, balse laga dareemayo guddaha Wasaaraddaasi ayaa waxa tuhunka khilaafka masuuliyiintan sii xoojiyey markii dhawaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashadu shaqada ka joojiyey Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Hargeysa, xilli Wasiirka Wasaaraddaasi Hargeysa joogay.

Page-ka Wasaaradda Waxbarashada ee lagu baahiyo wararka masuuliyiinta Wasaaraddaas ayaa waxa si weyn loogu baahinayaa wararka Wasiir kuxigeenka iyo kulamada uu yeesho, halka aan lagu dhex arag Page-kaas warar la xidhiidha Wasiirka Waxbarashada Axmed Toorno.

Sidoo kale page cusub oo wata magaca Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska oo dhawaan la sameeyey, ayaa lagu baahiyey warar Wasiirku leeyahay

Khilaafkan Wasaaradda ayaana u muuqda kuwo saameeyey baraha bulshada ee Wasaaradda Waxbarashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...