Ma Khilaaf Baa U Dhexeeya Wasiir Ciise Kayd & Madaxweyne Biixi?

Date:

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu wasiirkiisa arimaha dibada Dr. Ciise Kayd Maxamuud hordhigay qorshe uu doonayo inuu ugu wareejiyo wasaarada caafimaadka.

Warar xogogaal ah ayaa sheegay in Wasiir Kayd uu ganafka ku dhuftay qorshaha Muuse Biixi isla markaana ku goodiyey in xukuumada uu dibada uga baxayo haddii bedel lagu sameeyo. iyada oo aan isafgarad la gaadhin ayaanu wasiirku safar ugu baxay Taiwan.

Amb baashe cawil oo ay isgarabsanayaan Maxamuud Xaashi oo Kulmiye dib ugu noqonaya ayaanu muuse biixi qorshaynayaa inuu u magacaabo wasiirka arimaha dibadda.

@Wariye Abdirizak Goud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...