Aragtidayda iscasilaada gudoomiye saleebaan: Waxa Qoray Boqor Buurmadow
maxamuud aadan iyo mala awaalka sheegaya
In kursigaas uu qabanayo maxamed kaahin
Waa hubaal in gudoomiye saleebaan
Banaynayo kursiga gudoomiyaha iyo xubinimadaba hadaba
Wasiir maxamed kaahin mayahay nin usocda
Kursigaas aniga aragtidayda maxamed kaahin
Uma socdo kursiga guurtida
Wuuna garankarayaa inay arintaasi tahay
Masaafurin siyaasadeed sababahan awgood
1..golaha guurtida wakhtigiisi waa gebagebo
2 golaha gebigiisaba wuu kuyar yahay
Dad xul ah oomajooratigoodu waxay kuyimaadeen. Dhaxal
3 maxamed kaahin ogaalkay uma diyaar ah
Inuu cidleeyo damaca uukaleeyahay xisbiga
Kulmiye iyo hogaanka dalka
Hadaba waan hubaa sheekadani inaanay ka iman wasiir kaahin
Waxaan aaminsanahay inay buunbuuniyeen
Debed joog siyaasadeed. Oo rajaynaya
Hadiiba kaahin baneeyo inay qub kuyeelandoon jagada wasiirnimo ama xisbiga
Waxaa kale oo dhicikarta inay tahay yoolbaadh
Kayimi madaxtooyada oo kuladhiiran wayday
Mr kaahin jeclaanlahayd hadii maxamed uriyaaqo arin u eg meel aan rabay roob maygu eryey
Waana masaafuris siyaasadeed oo ay madaxtooyadu uurka karabto afkana soomarila
Anigu waxaan leeyahay qudhaanjo kuquuso
Wasiirku halkaa umasocdo
Aniga rayigayga waxayba ilatahay odayga warsangeli ee ku xigeenka ah aynu ku xurmaynu maadaama beelaha warsangeli
Kamaqanyihiin baarlamankii ladoortay
… Allaa mahadle