Qareen Somaliland Caan Ka ah Oo Joojiyay xirfadda Qareennimo

Date:

Qareen Somaliland Caan Ka ah Oo Joojiyay xirfadda Qareennimo
Mubarik Abdi iyo Guuleed Dafac, oo ahaa Laba Qareen oo caan ka ah Somaliland ayaa labaduba intii Xukuumadda madaxweyne Biixi, joogtay joojiyey ku shaqaynta xirfadda Qareennimo.
Labaduba waxa ay sheegeen in ay adag tahay xilligan in Garyaqaannimo lagaga shaqeeyo gudaha Somaliland sababtana waxa ay ku sheegeen in aan xukuumadda madaxweyne Biixi, ixtiraamayn Dastuurka iyo xeerarka kale ee Somaliland.
Sidoo kale waxa jira Garyaqaanno dhawaan xukuumaddu xidhay kadib markii ay ka hadleen arrimo taagan.
Wasiirka Caddaaladda iyo madaxda Garsoorka oo aan isku dayay in arrinta cabashada Garyaqaannada aan wax ka waydiiyo iima suuragalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...