Somaliland: Agaasimaha Cisbitaalka Dawladda Oo Beeniyey Inay Hayaan Qof Qaba Coronavirus

Date:

Agaasimaha Cisbtaalka guud ee Dawladda ee Magaalada Burco, Cabdi Suudi Ibraahim ayaa beeniyey inuu jiro bukaan uu hayo xanuunka khatarta ah ee coronavirus oo ay ku hayaan Cisibtaalka.

Agaasimaha Cisbtaalka Magaalada Burco Cabdi Suudi Ibraahim, oo Wargeyska Geeska Afrika wax ka weydiiyey waxa ka jira warar Khamistii soo baxay oo sheegay in Qof Qaba Xanuunka Coronavirus lagu hayo Cisbitaalka guud ee Burco, ayaa wuxuu ku jawaabay “Waa been abuur cad, ma jiro bukaan qaba coronavirus, oo Cisbitaalka la keenay, yaan dadka been loo sheegin, oo dadka yaan la khaldin, oo yaan been abuur dadka lagu khal-khaliyo baraha bulshada lagu faafin, ma hayno bukaan uu hayo coronavirus, ILLAAHAY yeyna ku magan galaynaa, inuu xanuunkani dalkeena ka dilaaco”

Illaa Khamiistii Toddobaadkii hore waxa dadka qaarkood ay Baraha Bulshada ku faafinayeen Warar sheegaya in Cisbitaalka Burco lagu hayo Qof qaba xanuunka Coronavirus

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...