“Xisaabtan Cad ayaa Soo Socda Sannadka Cusub, Maayarada dhammaantood waa lala Xisaabtamayaa Meel Ay Joogaanba, Markay Wax kugu soo baxaanna Qaylo iyo Qabyaaladdi Waxba ku Tari-mayso Runtay Tegaysaa…..” Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland farriin u diray maayiradda dalka,