Kulankii la filayay inuu Axadii toddobaadkan dhex maro Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo ergada dhexdhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaan qabsoomin.