Puntland: Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jabriil oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Date:

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa guddoomiye cusub u doortay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jabriil isaga oo ka guuleystay labo musharax kale oo xilkan kula tartamay.

Doorashada ayaa wareegii labaad waxaa isugu soo haray Abwaan Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo helay 34 Cod iyo Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo helay 17,waxaana Wareego koowaad ku haray Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar).

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis oo ku dhawaaqay natiijada ayaa sheegay in wareegii labaad  uu helay Abwaan Cabdirishiid Yuusuf Jibriil 46 cod halka musharaxa labaad Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan  Maxamed uu helay 17 Cod, waxaana sidaa guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ku noqday Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jabriil.

Guddoomiyaha cusub oo hadlay ayaa balanqaaday in uu wada shaqeyn dhaw la yeelan doono guuud ahaanba xildhibaannada Golaha Shacabka isaga oo ilaalinaya sharciga iyo dastuurka dowlad gobolleedka Puntland

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...