Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya AMB Axmed Ciise Cawd oo wareysi siiyey Idaacada VOA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan  ay dalka sucuudiga ku  yeesheen  Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro dawlada Somaliya ka tirsan  iyo waliba cida dalbatey kulankaas