Deg Deg Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Xukun 3 Sano Oo Xadhig Ah Ku Riday Wariye Cabdimaalig Muuse Coldoon
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, ayaa maanta saddex sano iyo Lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.
Wariyaha ayaa loo haystay in uu wax ka sheegay dugsiga Abaarso iyo madaxweynaha Somaliland.