Somaliland: Diyaaradda Kenya Airways oo Duulimaadyo ka Bilaabaysa Somaliland

Date:

Diyaaradda Kenya Airways oo Duulimaadyo ka Bilaabaysa Somaliland
Wakaaladda Wararka Somaliland (SOLNA) ayaa soo xigatay war uu Wargeyska East African Business Week oo ka soo baxa Uganda uu maanta qoray, Kaas oo sheegay in shirkadda Kenya Airways ay hore u dhammeystirtay daraasadii la xidhiidhay suurtogalnimada duulimaadyo ay ka bilowdo caasimadda JSL, taasi oo aan wali dhicin oo la sugayo.

Warsidaha East African Business Week wuxuu intaas ku daray in MaareeyahaHawadda iyo Madaarrada SomalilandCabdi Maxamed Rodol uudhawaanbooqasho ku tagay dalka Kenya, halkaasi oo uu wada hadallo kula yeeshay masuuliyiin ka tirsan Dawladda Kenya oo uu kala hadlay sidii diyaaradda Kenya Airways ay duuliimaadyo toos ah uga bilaabi laheyd Hargeysa.

Waxa kaloo wargeyskaasi intaas ku daray in talaabadaasi ay noqon doonto mid sii xoojisa xidhiidhka ganacsi ee ka dhexeeya Somaliland iyo Kenya,waxaanu intaas ku darayin Somaliland ay ka shaqeystaan ilaa 1500 oo reer Kenya ah, iyadoo dhawaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya sheegtay inay qunsuliyad ka furan doonto Somaliland.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...