Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu ku sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin ay bulshadii kala qaybiyeen, waxa kale oo sheegay in xukuumadda Somaliland ay heshiiskii kaga baxday Khaatumo,