“Maalintii Meeshan [Biyo-Mareenka] La Baneeyay Inta Reer Ee Gama’day Ma Malaynaysid, Waxanse Leenahay Inta Ka Dhiman Ee Wali Xayiraysa Ee Garaa’idka Iyo Intaa Lagu Soo Durkayna In La Dhamaystiro”

Dhallinyada iyo Wax-garadka xaafada Goljano ayaa soo dhaweeyay tallaabadii lagu baneeyay lag biyo-mareen ah oo shirkadda dhismaha ee Seeraar dusha ka awday, iyagoona uga mahadceliyey cid kasta oo garab istaagtay sidii laagtaasi loo furi lahaa.