Somaliland: Madaxweyne Biixi Safar Ku Tagaya Addis Ababa Iyo Marti-Qaad Uu Ka Helay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed

Date:

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ah u safraya magaalada Addis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Madaxweyne Biixi ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, sida ay ii xaqiiyeen ilo xog-ogaal ahi.

Waa markii ugu horreysay ee madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu safar ugu baxo dalka Itoobiya tan iyo markii uu xilka qabtay Abiy Axmed.

Safarka Madaxweynaha ayaa waxa ay warar ay helayso Somalilandtoday sheegay inay ku weheliyaan Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad Saajin iyo taliyaha ciidammada qaran Nuux Ismaaciil Taani.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Xamse Maxamed Iiman

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...