Deg Deg :- Dawlada Somaliya Oo Iminka Ka Jawaabtey Talaabadii Ay Qaadey Dawlada Kenya

Date:

Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaasshiga caalamiga ah ee dowlada somaliya  waxay si xushmad leh ugu jawabaysaa warkii ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada dalka Kenya

Dawlada  somaliya waxay cadaynaysaa inaanay ku jirin block-yadii lagu soo bandhigay shirkii london map-ka aag badeedka lagu muransan yahay

Somaliya waxay aad uga xun tahay go,aankii dowlada kenya dalkeeda uga saartay   safiirkii somaliya iyadoo aan wax la tashi muhiim ah la samayn dolawda somaliya

Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay inay ka go’an tahay in Kenya kala shaqeyso sidii wax looga qaban lahaa arrimaha ay wada wajahayaan labada dal.

Soomaaliya ayaa ugu baaqday Kenya inaysan qaadan go’aan hal dhinac ah, ka hor go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka Oo Luuqada Ingiriis-ka Ku Qoran

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...