Somaliland: “Waxa Jira Laba Tuug Oo Kala Khatarsan “ Aqoonyahan Jamaal CALI Xuseen Oo Ka Hadlay 80-ka Milyan Ee Xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay Inay Siilaanyo Dayn Ahaan Uga Dhaxashay

Date:

Aqoonyahan Jamaal CALI Xuseen oo kamid ah dadka khibrada shaqo iyo mida aqoon ahaanba ku xeel dheer dhaqaalaha ayaa si kooban uga Hadlay daynta Xukuumadda Muuse Sheegtay inay ka dhaxleen Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo. Qoraal kooban oo uu bartiisa Facebook-ga dhigay ayuu ku yidhi .

“Waxa laba jira laba nooc oo tuuganimadda ah, mid si toos ah ayuu u xadaa wixii markaa yaalla. Hadaba waxa jira tuug nooc kale ah oo isagu intaanu waxba xadin dadka ka sii dhaadhiciya inay lacagtaasi maqan tahay. Hadaba nooca danbe ayaa khatar ah. Waxba garan maynee si Alle u daa.”. Sidaa waxa yidhi Jamaal CALI Xuseen

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...