Deg Deg: Hoggamiye Xirsi Cali Oo Warbaahinta La Hadlay + Farrin Culus Oo U Hawada U Mariyey Madaxweyne Muuse Biixi + Muuqaal

Hogaamiyaha xisbiga Waddani oo maanta Warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley mawqifka xisbigooda ee arimaha doorashooyinka

Warbaahinta ayaa halkaasi hogaamiyaha ku weydiisay Su,aalo Kulul