Deg Deg: Maxa Ku Cusub Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo Arrin Xasaasi Ah

Date:

Maxaa ka jira in mooshinkii madaxweyne Farmaajo laga tanaasulay?

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in laga tanasulay mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Arrintan ayaa soo shaac baxday kadib kulankii axaddii ay Muqdisho ku yeesheen guddoonka baarlamanka Soomaaliya, oo la sheegay in heshiis lagu gaaray.

Xildhibaan Cabdixakiim Macallin Axmed, oo ka mid ah xildhibaanada mooshinka ka keenay madaxweynaha ayaa idaacadda Simba ee Muqdisho u sheegay in xal iyo tanaasul uusan jirin ,islamarkaana kulamada baarlamaanka Soomaaliya marka dib loo furo looga doodi doono mooshinka.

Sidoo kale waxa uu sheegay in kulankii u dhaxeeyay gudoomiyaha iyo ku-xigeenadiisa looga hadlay kaliya sidii loo xallin lahaa khilaafka dhexdooda ka jira, balse aan looga hadlin arrimaha mooshinka madaxweynaha.

Hadalka xildhibaanka ayaa imaanaya xili ay soo baxeyn warar ku aadan in xal laga gaaray mooshinkii xilka ka qaadista ee laga gudbiyay madaxweynaha dalka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...