Somaliland: Xafiiska Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Qaban-qaabiyay Barnaamij Lagag Hadlayay Nafaqada Hooyadda Iyo Dhalaanka.

Date:

Kulan wadatashi ah oo ay si wada jira u qaban-qaabiyeen Xafiiska Madaxweyneku-xigeenka Somaliland u qaabilsan nafaqaynta hooyada iyo dhalaanka ee qaran iyo hay’adda WFP ayaa lagu qabtay magaaladda hargaysa.

Kulankan oo lagag wada hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa nafaqaynta hooyadda iyo dhalaanka ayaa waxa kasoo qayb galay xubno ka kala socday wasaaradaha ay hawshani qusayso, xubno ka socday bulshada rayidka ah ,ganacsatada , masuuliyiin ka socday hay’adda WFP iyo Guddomiyaha barnaamijka nafaqaynta hooyada iyo dhalaanka ee xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dr.Sakariye Daahir Cige.

Barnaamijkan ayaa diirada lagu saarayay qiimaynta raashinka nafaqaysan ee laga heli karo Somaliland iyo sidii looga wacyi gelin lahaa laamaha hay’addaha kala duwan ee ay khusayso iyo shacaka Somaliland.

Kulan oo hal maalin qaatay ayaa loo balamay kulamo badan oo kor loogu qaadayo barnaamijka nafaqaynta caruurta iyada oo lala kaashanaayo wasaaradaha ay hawshani qusayso.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...