Deg Deg: Kulan Xasaasi ah oo hada ka socda guriga Gudoomiyaha golaha shacabka

Date:

Warar goordhaw kusoo dhacay Xafiiska Wararka Caroog.net ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah xiligan uu u socdo Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal iyo Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Kulanka labada gudoomiye u socda oo ah mid albaabada u xiran yihiin ayaa ka socda guriga Gudoomiyaha golaha shacabka ka degan yahay xarunta Madaxtooyada, waxaana kulanka looga hadlayaa xiisada siyaasadeed ee taagan.

 

Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in lagu qaboojiyo xiisada siyaasadeed ee hada taagan, waxa uuna kulamo la qaadanayaa Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha golaha shacabka si uu arinta la isku hayo u galo.

Dhinaca kale Xildhibaano katirsan golaha shacabka ayaa sheegay in la xoojiyay go’doominta lagu hayo Gudoomiye Mursal, waxa ayna sheegeen Xildhibaanadan in gudoomiyaha loo diiday in uu gurigiisa kasoo baxo uuna tago xarunta Villa Hargeysa.

Xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa cirka isku sii shareertay, waxaana waji cusub sii yeelanaya khilaafka u dhaxeeya Madaxda ugu sareysa dalka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...