Deg Deg: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Af Qalaad Kulah Hadlay Maamulka Puntland
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland ku hayaan Somaliland gaar ahaan deegaanka
Wasiiradu waxaa ay sheegtay in maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin