Somalia: Ra’iisal wasaare Kheyre oo lagu wado in uu hortago golaha Aqalka Sare

Date:

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa kulan ay maanta ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxaa ay uga arinsan doonaan qodobo dhowr ah oo uu ka mid yahay mudeynta waqiga uu ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya hortagayo golaha

Kulanka ayaa ugu horeyn lagu wadaa in warbixin looga dhageysto Guddoomiyaha  Aqalka sare oo dhowaan la kulmay Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga  Afrika iyo xubno ka tirsan Hey’adaha Caalamiga.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu iclaamin doonaa muddeynta kulan xog wareysi ah oo Aqalka sare la qaadanayo Ra’iisul Wasaaraha.

Senatorada Aqalka Sare oo matala Maamul goboleedyada ayaa la filayaa inay su’aalo ka weydiiyaan Ra’iisul Wasaaraha arrimaha khilaafka dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Kulamada Guddiga Joogtada Aqalka sare ayaa lagu go’aamiyaa ajandayaasha iyo shirarka ay yeelanayaan Aqalka Sare, waxaana inta badan laga soo saaraa war murtiyeed.
Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...