Itoobiye: Madaxweynaha Ertirea oo mar kale booqan doona Itoobya

Date:

Madaxweynaha Eritrea Isayas Afeworki ayaa aqbalay mar kale in uu booqasho ku tago dalka Itoobiya, laakiin lama shaacin waqtiga rasmiga ah oo ay booqashada madaxweynaha dhici doonto.

Socdaalkiisa ayaa diirada saari doona gobolka Amhara ee galbeedka Itoobiya, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saartay dowladda Itoobiya.

Wafdi ka socda dowlad gobolleedka Amhara ayaa ku sugnaa Eritrea tan iyo markii ay wadahadal la yeesheen kooxaha kacdoonada ee Amhara Democratic Forces Movement (ADFM) oo fadhigoodu yahay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Wafdiga ayaa la kulmay saraakiil sar sare oo ka tirsan dowladda Ereteria, iyaga oo ku martiqaaday madaxweynaha Eritrea in uu soo booqdo dhulka ismaamulka Amhara ee dlka Itoobiya.

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed ayaa si lama filaan ah u soo afjaray colaadii 20 sano ka badan ka dhax jirtay labada dowladood ee dariska ah Itoobiya iyo Eritrea, waxaana hadda muuqanaya is dhax-gal bulshada labada dhinac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...