“Hazard wuxuu noqon karaa mid ka fiican Ronaldo iyo Messi laakiin waxay ku xiran tahay….”.-Maurizio Sarri

Date:

Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in Eden Hazard uu noqon karo laacibka ugu fiican adduunka balse ay isaga ku xiran tahay midaa.

Laacibka reer Belgium ayaa 11 maalmood uun la shaqeynayay macallinkiisa cusub tan iyo sidii uu tababarka ugu soo laabtay.

“Hazard wuu is hagaajin karaa oo is hormarin karaa. Waxaan ka hadleynaa mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Yurub waqtigan, laakiin inbadan ayuu isa sii hormarin karaa. Wuxuu noqon karaa kan ugu fiican adduunka,” Sarri ayaa sidaa yiri ka hor kulanka Maanta ee Arsenal.

“Isaga ayay ku xiran tahay, tan ugu fiican xirfada farsamada, tan ugu fiican gool dhalinta, laakiin waxay ku xiran tahay kaliya maskaxdiisa.

“Hazard Farsamo ahaan waa mid ka mid ah kugu ugu fiican Yurub waqti xaadirkan.

“Waxay ku xiran tahay midaa booska uu ka ciyaarayo markuu garoonka ku jiro. Shantii sano ee ugu dambeysay, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waxay u ciyaarayen sida Weeraryahan. Hazard wuxuu mararka qaar u ciyaarayay sida mid garabka ka ciyaara.”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...