Qoys U Dhashay Dalka Hindiya Oo Cunsuriyad Ku Eedeeyay Shirkada Diyaaradaha Ee British Airways !

Date:

Shaqaalaha ka hawlgala shirkadda diyaaradaha Airways ayaa waxay socdaal ka joojisay isla markaana u diiday inay diyaaradaasi raacaan qoys u dhashay Dalka Hindiya.

Haddaba, sababta qoyskan loogu diiday inay diyaaradaasi raacaan ayaan ahayn sabab lagu qanci karo, waxaanay shaqaalahaasi qoyskaasi ugu diideen safarkaasi in Ilmo yar oo ka mid ah qoyskaasi uu oohin joojin waayey.

Qoyskaasi ayaa sheegay in sababtaasi aanay aheyn sabab rasmi ah oo lagu qanci karo, balse ay arrintaasi ka tahay shirkadaasi Cunsuriyad badheedh ah.

Dhacdadani ayaa lagu baahiyey Wakaaladaha wararka ee Dalka Britain oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay.

Aabaha qoyskaasi ayaa sheegay in mid ka mid ah Shaqaalaha diyaaradaasi uu ugu hanjabay in haddii ilmihaa yari uu oohinta joojin waayo uu Daaqada ka tuuri doono, taasina waxay khilaaf ka dhalisay socdaalkii, sidaasi awgeedna waxay ku dambeeyey khilaafkaasi in diyaaradii laga dejiyo oo waliba loo diido inay shirkadaasi raacaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...