Siyaasi Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaalada ka soo cubnoodey deeganada Somalida Itoobiya , Waxaana uu sheegay in arintaasi ay tahay arin mihiim ah oo Somaliya , Somaliland iyo Itoobiya-ba sameyn ku yeelaneysa .
Buubaa ayaa sidoo kale caraababey in arintani ay si weyn ugu lug leedahay isbedelka cusub ee raysal wasaaraha Itoobiya Bilaabay
https://youtu.be/r2oswpBi4oQ