Deg Deg: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Wacad Ku Maray Inay Somaliland Heli Doonto Aqoonsi Caalmi Ah + Sababta

Date:

Deg Deg: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Wacad Ku Maray Inay Somaliland Heli Doonto Aqoonsi Caalmi Ah + Sababta

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oayaa sheegay in rajo wayn uu ka qabo in la ictiraafo Somaliland isla markaana ay xaq tahay ictiraafka Somaliland.

“Rajo wayn baan ka qabaa, waxaan hubaa sida wadkayga aan u hubo in Somaliland la ictiraafayo, waayo waa  xaq baadil maaha, Somaliland dooni mayso wax aanay lahayn waxay doonaysaa kaliya waxay leedahay..” ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Saca Cali Shire.

Sacad Cali Shire waxaa uu sheegay in Somaliland ay ahayd waddan madax-banaan oo waddan kale ku darsamay hase ahaatee uu Xaqsoor iyo wanaag uu ka filaayay ka waayay waddankii ay la midoobeen.

Wasiir Sacad waxaa kale oo uu yidhi; “qof walba oo aan la hadlo oo aan ka garaabin (Ictiraafka Somaliland) ma jiro, maadaama aan garowshiyihii haysano waxaa innoo xigaa ictiraafki weeye”

Ugu dambeyntii, Somaliland ayaa sannadkii 1991kii sheegtay inay ka go’aday Soomaaliya inteeda kale waxaana ilaa hadda ay adduunyada ka raadinaysaa in la aqoonsado wallow aanay jirin cid illaa hadda si buuxda u ictiraaftay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...