Somaliland: Ma Run Baa Inuu Mujaahid Axmed Mire Ka Cudur Daartay Inuu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi?

Date:

Warar soo baxay oo aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya inaan lagu guulaysan kulan la doonayay in la isugu geeyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Mujaahid Axmed Mire Maxamed.

Wararkan ayaa waxay sheegayaan inay Mujaahid Axmed Mire u tageen qaar ka mid ah saraakiishii SNM oo ka dalbaday inuu kulan la yeesho Madaxweyne Biixi, waxaana la sheegay in Mujaahid Axmed Mire ka cudur daartay kulankaas. Lama oga sababta uu mujaahid Axmed Mire ku saleeyay cudur daarkiisa iyo inuu mar dambe la kulmi doon madaxweynaha.

Dedaalkan la doonayay in lagu kulansiiyo labada mujaahid ayaa la sheegay inuu socday maalmihii uu Madaxweyne Biixi la kulmay siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa). Waxaana la sheegay in Madaxweyne Biixi uu doonayay inuu sidoo kale isna la kulmo Mujaahid Axmed Mire, isagoo ka jawaabaya baaqyo loo jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in dadka la isu soo dhaweeyo.

Mujaahid Axmed Mire oo dhawaan dalka ku soo laabtay ayaa ka qayb galay shirkii Beelaha Garxajis ee Buurta Gacan Libaax.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...