Deg Deg: Dhakhtarkii Khaaska U Ah Siyaad Barre Oo Maanta Geeriyooday + Xag Ku Geeriyooday

Date:

Deg Deg: Dhakhtarkii Khaaska U Ah Siyaad Barre Oo Maanta Geeriyooday + Xag Ku Geeriyooday

War Naxdin Leh:- Dhakhtarkii Madaxweynaha Oo Iminka Geeryooday + Sababta Ka Danbaysay Iyo Sawirro Laga Soo Qaaday + Waa Kuma Dhakhtarku? Akhri

Waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyooday saaka Allaha u naxariistee Dr. Axmed Max’ed Xassan oo ku magac dheeraa (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaaliya ugu magaca dheereyn tan iyo xiligii berisamaadkii

Axmed wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho sannadkii 1938-dii, Inta la ogyahay mar wuxuu ahaa dhakhtarka kali ah Soomaaliya oo dhan ee ka taqasusay daweynta Cudurada wadnaha.

Sidoo kale, Muddo dheer wuxuu ahaa dhakhtarka khaaska ah ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Sanadihii Lixdamaakii wuxuu noqday guddoomiyihii bisha cas ee Soomaaliya oo uu ku muteysatay abaalmarinno badan sida mid caalami ah oo ay siisay Hay’adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah ICRC.

Boqorada Britain Queen Elizabeth ayaa guddoonsisay abaalmarintaas billadda ahayd oo bisha cas ee Soomaaliya ay ku muteysatay shaqadii bani-aadminimo ee ay qabatay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...