Deg Deg: Maxa Kala Qabsaday Saylici Iyo Culimada Dalka Iyo Kulankii Ceel-Afweyn

Date:

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Culimada Ugu Caansan Geyiga Somaliland iyo dhulka Inta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Qayb Ka Ah Wafdiga Nabadaynta U Jooga Ceel-afweyn.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wafdigiii uu hogaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Culimada ugu caansan dalkani Somaliland oo magaalada ceel-afweyn u yimi sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen nabadaynta dadka deegaankani ku wada nool.

Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka iyo Culimada ayaa si weyn uga wada hadlay sidii loo dhamayn lahaa colaadani, islamarkaana aanay dib ugu soo noqon lahaydn deegaanka, waxaana kulankaasi lagu faa-qiday qaababka loo xalin karo nabad-galyodaradda deegaanka ka jirta.

Culimada ayaa Madaxweyne ku-xigeenka u ballan qaaday inay doorkooda qaadan doonaan si hufan oo hanaansan islamarkaana ay ku sargoynayaan diinta Islaamka iyo garsoorkii Rasuulka NNKH.

Culimadaasi oo ay kamid ahaa Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, Sheekh Ismaaciil Dheeg, Sheekh Suufi, Sheekh Cabdilaahi Xaashi Bar-baraawi iyo Culimo kale oo caana.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...