Xukuumadda Somaliland waxay ruqsaddii kala noqotay Lix urur oo kamid ah ururrada aan dawliga ahayn ee ka hawl-gala Somaliland.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in ururradan ay baalmareen nidaamka sharci ee u yaalla ururrada samofalka.
Wasaaraddu tafaasiil kama bixin khaladaadka shaqo ee hay’adahani sameeyeen.