Qoys ka kooban 11 Qof Oo Dhamaantood Isdaldalay + Magaca Wadan Arintu Ka Dhacaday & Sababta.

Date:

Qoys ka kooban 11 Qof Oo Dhamaantood Isdaldalay + Magaca Wadan Arintu Ka Dhacaday & Sababta.
Qoys 11 qof ka kooban oo ku noolaa dalka Hindiya ayaa meydkooda la heley, iyaga oo lagu ceejiyay xarig, lagana soo laadlaadiyay saqafka gurigooda oo ku yaala magaalada Delhi.

Booliiska ayaa heley warqad dardaaran ah, taasoo muujinaysa inay isu dileen caado dhaqameed ay aaminsanyihiin oo naf hurnimo ah, taasoo dad badan ka yaabisay.

Qoyskan waxaa lagu magacaabaa reer Bhatia, dadka dhintayna waxaa ka mid ah nin 75 jir ah oo lagu magacaabo Narayan Devi, gadhar uu dhalay, labo wiil oo uu dhalay iyo xaasaskooda, iyo shan Wiil oo uu awoow u yahay.

Waxa ay xaafada ku lahaayeen dukaan alaabaha tafaariiqda lagu iibiyo muddo 20 sano ah.

Dadka dariska waxa ay sheegeen in qoyska ay ahaayeen dad firfircoon oo ka qeybqaata hawlaha bulshada wada degen, mana aysan jirin qof ay dhibaato kala dhaxaysay.

Waraaqaha la heley waxaa ka mid ah kuwa lagu qorey sidii ay isu dili lahaayeen qoyskan, waxaana aad u hadal haya warbaahinta dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...