Beesha Mareexaan Waxay Ahayd “Beesha Ugu Gobsan Gaygiga Somalida”
‘’ mareexaan ‘’. #Beesha mareexaan waxay ahayd,
1- beesha uu ka soo jeedey ,siyaad barre oo xukunkii dalkii soomaaliya boobay ,ka dibna loo tirinayay in uu siiyey sed bursiimo wayn .
2- waa beesha burburkii soomaaliya ka dib ,beelaha soomaalidda oo dhami la dagaalameen ee mar wadankaba dabadda uga wadda baxday .
3- waa beesha reerkii ay ka dhasheen isku kaashaday ee beesha hawiye xulifaysatay .
4- waa beesha halgan wayn u gashay in ay kursigga kusoo noqoto ee 2 jeer raysal wasaare Heshey ee lagga laaday ,ee puntland horserdka ka ahayd mucaaridkeedda ,ee hadana soo laabatay ee Hogan ka qabatay .
5- waa beesha waxaas oo dhan aan u digiigixin ,gar seegin ee aan marnaba gaagixin .
Daraasad aan muddo waday na waxaa isoo baxday in beesha soomaali ugu gobsani tahay beeshaa mareexaan.
Xigasho:Axmed Nuur Guruuje