Deg Deg: Madaxweyne Geelle Oo La Soo Tagi Doono Maxkamada Aduunka + Cida Soo Dacweysay

Date:

Deg Deg: Madaxweyne Geelle Oo La Soo Tagi Doono Maxkamada Aduunka + Cida Soo Dacweysay

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku eedeeyay shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka in aysan ogoleyn hormar ay sameeyaan dekeddaha kale.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Jabuuti ay leedahay saamiyada ugu badan shirkadda, ayna arkeen shirkadda DP World aysan ka shaqaynaynin danaha dekedaha Jabuuti, sidaasna ay ula wareegeen maamulka.

Mar uu soo hadal qaaday Madaxweyne Ismaaciil ayaa ka hadlay dacwad u dhaxeysa dowladiisa iyo shirkadda dekedaha ee DP World, taas oo dowladda Jabuuti ay ka wareejisay maamulka dekada Dooraale.

Jabuuti ayuu sheegay in ay leedahay saamiyada ugu badan shirkadda, ayna arkeen shirkadda DP World aysan ka shaqaynaynin danaha dekedaha Jabuuti, sidaasna ay ula wareegeen maamulka.

“Waan u ogolnahay saamigoodiii, balse waa in la’isu ixtiraamaa sida loo kala saami badan-yahay”.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa xusay in isagoo ilaalinaya rabitaanka shacabkiisa iyo dastuurka dalkiisa uu ku baabi’iyay heshiiskii ay hore ula galeen shirkadda DP World.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...