Somali Ganacsato Ah oo Lagu Weeraray Dalka Koonfur Afrik

Date:

Kooxo burcad Koofur African ah ah ayaa lagu soo warramayaa in ay weerar ku qaadeen labo nin Ganacsato somaaliyed ah ah,kuwaasoo ku sugnaa afaafka hore dukaan ay ku lahaayen magaalad cab town ee dalka Koofur Africa.

Waxaana la sheegay in halkaasi ay ku dileen gacasade somaaliuyed mid kalena ay ku dhaawcen burcadaasi, Dilka ayaa wax uu ka dhacey xaafadda khaliija ee magalada cab town iyadoona ninka la diley lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamuud Maxamed halka ninka la dhaawaceyna lgu magacaaboMaxamed Ismaaciil Cali.

Dilkan ayaa wax uu qeeb ka yahay dilal muwadininta Soomaaliyeed waayadii dambe loogu geesaneyay dalka koofur Africa.

Waxaana marba marka ka dambeesa isisoo tarayay kooxaha Burcadda Koofur African-ka  ee dhibaatada isugu jirta dilka iyo dhaawaca u geysta Soomaalida ku ganacsata wadankaasi, Mana jirto ila iyo hada cid isku howshay in ey wax u qabato muwaadiniinta somaaliyed ee  sida micna darada ah loogu dilo dalka Koofur Africa.

Waxaana xusid mudan in dalalka kale dadkooda looga baqo dowladohoda oo si weyn uga dhiidhiya iyagoo ka diga in waxyeelo loo geesto muwadiniintoda.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...