Deg Deg: Ma Dhabaa Inay Aqbashay Xukuumada Somaliland Wada-Hadalada Maamulka Puntland

Date:

Deg Deg: Ma Dhabaa Inay Aqbashay Xukuumada Somaliland Wada-Hadalada Maamulka Puntland

Wali waxaa socda dadaalo xoogan oo la doonayo in lagu joojiyo colaada ka dhex oogan Jamhuuriyada Somaliland iyo Maamul-goboleedka Putland oo dhawaan uu dagaal ku dhex maray deegaanka Tuka-raq ee gobolka sool.

Urur-goboleedka IGAD iyo Qaramada midoobay ayaa waxaa ay ka hawl galeen sidii dagaalka loo baajin lahaa looguna badali lahaa wadda hadal sidda warar xogo-gaal ahi Hangoolnews  xaqiijiyeen Waxaa Talo soo jeedinta iyo in la wadda haddlo ba ogolaada Madaxwayne Muuse Biixi,

halka Cabdi Wali Gaas shuruud adag hor dhigay IGAD iyo Qaramada Midoobay oo uu ku wargaliyay ka hor wadda hadalka ay Somaliland ciidankeeda kala baxdo Tuka-raq, talaabadan ayaa waxaa aad ula yaabay beesha caalamka waxaana laga yaabaa in culays la saaro Madaxwayne Gaas.

Madaxwayne Biixi ayaa hore u sheegay in aan ciidanku dib u soo noqon doonin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...