Alleh ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd cisbitaal ku yaala caasimada dalka Ingiriiska ee London ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Xirsi ( Terra )
Wariyaha ayaa sanadihii ugu danbeeyey waxaa uu ka soo shaqeeyey warbaahinta somalida oo uu ka mid yahay telefishanka Universal
Alleh ha u naxariistee Wariye Maxamed Terra ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanaayey dalka Ingiriiska