Xukuumada Madaxweyne Farmaajo Oo Qadar Lacag Ah Ku Soo Cawisay Somaliland Gobalada Ay Duufanto Ku Dhuftan
Xukumada Fadaralka ah Ee Madaxweyne Farmaajo Oo Lacag Ku Soo Cawiyey Duufanti Ku Dhufatay Somaliland Ee Gobalada Salal Iyo Awdal
Xukumada Madaxweyne Farmaajo aya waxa ay ku soo Wareejisay Xukuumada Somaliland Lacag Dhan oo ah 1 Militon Oo Dooller ah Cawimada ayan ahayn Tii Kweed Ee Ay Somalia Soo Gadhsiiso Somaliland
Iyada Oo Ay Hore Uga Soo Cawiyaan Wakhtigii Abaaraha ay Ku Dhftan Somaliland Ee ay Raashin Iyo Lacah soo Gaadhsiyan Gobalka Awdal