Somaliland Miyey passport U Gaar Ah Lahayd Waxii ka Horeeyey 1960 kii Miyuu Se Jiray Dalal Ay ku Gali Jireen Vasa La. Aan

Date:

Somaliland Miyey passport U Gaar Ah Lahayd Waxii ka Horeeyey 1960 kii Miyuu Se Jiray Dalal Ay ku Gali Jireen Vasa La. Aan
………….
Inta Badan Waxa Jira Somali Badan oo Dafirta Waxa Ay Ahaan Jirtay Somaliland Ka Hor 1960 kii Balse Waxaa Taas Ka Wacan Iyadoo oo Loo Qiiro Waxay Hore U Ahayd Iyo Rabitaankii Ay Ku Keenen Midnimadii labada Somali Ka Dib Na Qofka Midnimado Rabaa Si Walaaltinimo Iyo isu Xiiskii 1960 kii Oo Kale Ku Raadiyo

Somaliland 1960 kii Ka Hor Waxay Lahayd Somaliland protectorate Passport Waxana Passportiga visa La. Aan lagu Gali Jiray Wadamada Xubnaha Ka Ah Ururka Common Wealth tiga oo Ahaa Sidan

Antigua and Barbuda
Australia
Bangladesh
Barbados
Belize
Botswana
Brunei
Cameroon
Canada
Dominica
Fiji
Ghana
Grenada
Grenadines
Guyana
India
Jamaica
Kenya
Kiribati
Lesotho
Malawi
Malaysia
Malta*
Mauritius
Mozambique
Namibia
Nauru
New Zealand
Nigeria
Pakistan
Papua New Guinea
Republic of Cyprus*
Rwanda
Samoa
Seychelles
Sierra Leone
Singapore
Solomon Islands
South Africa
Sri Lanka
St Christopher and Nevis
St Lucia
St Vincent and the
Swaziland
The Bahamas
Tonga
Trinidad and Tobago
Tuvalu
Uganda
United Kingdom*
United Republic of Tanzania
Vanuatu
Zambia
Zimbabwe

Somaliland 1960 kii 26 kii June Markii Ingiriis ku Xornimada Siiyey Waxaa Aqoonsaday Markiiba 33 Dawladood Balse Afar maalmood oo Ay Dawlad Ahayd Waxay Iskeed u Dooratay Inay Walaalaheeda Koonfur ku Raacdo Bilaa Shuruud Waxana Markaa Dib Abaal Marin teedi Xaga Caalamka u Noqday In Si Deg Deg Ah Looga Saaro Urururkii Dawladaha Barwaaqo Sooranka Common Wealth Oo Ay ilaa Hada ka Maqan Tahay Iyadoo Ururkaas Ay Xubno Ka Noqdaan Dawladihii Ingiriisku Gumaystay

Midnimadu Waxay ku Timi is Jacayl iyo Walaal Timo Hadana Waxa Lagu Heli Karaa Sidii un. Is Nacayb is Xaasid Is Caayid Kuma Timaado Midnimo Walaalyaal Is Jacaylka Beera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...