Xog Culus: Ma Dhabaa Inu Morgan Ku Dhaawacmay Dagaalki Tuka-Raq Iyo Goobta U Ku Dhaawacmay
Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Helayso Bahada shabakada Wargane News aya waxa ay Xaqinayan Inu Ku Dhaawacmay General Morgan Dagaalki Tuka Raq
Hadaba Sida ay wararku Nagu Soo Gaadhayan aya waxa ay Xaqiijinayan Inu General Morgan u Dhigayey shaxda Ciidamada Maamulka Puntland oo u saarnah Gawaadhida aanay Xabadu Karin aya iskaga iyo Saraakil kale oo shaxda Degayah Lagu Dhuftay Madfac oo u la qalibmay Gaadhigu
waxana la shegaya ugu Danbayntii General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa markii uu dhaawacmay la qariyay dhaawaciisa waxaanu haleelay faliidh Madfac oo kaga dhacay Lugta.
Moorgan ayaa lagu dabiibayaa sidda ay qaar ka mid ah eheladiisu sheegeen cisbitaal ku yaalla magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Wararka qaar ayaa sheegaya intii aan la gayn magaalada Nayroobi in markii hore loola cararay Muqdisho.