Somalia: Muuxu Daarna Kulanki Labada Raysal Wasaaraha Ee Somalia Iyo Ethiopia

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed.

Kulankan oo ahaa mid midho Dhal ah ayaa qodobadii labada Ra’iisul wasaare ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa koboca dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka argagixisada.

Wasiirka Qorshaynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia ayaa ku wehliyey Ra’iisul wasaaraha kulanka uu la yeeshay Dr. Abiy Ahmed.

Kulankaan ay Addis Ababa ku yeesheen labada Ra’iisul Wasaare ayaa noqonaya kii u horreeyey tan iyo xilligii uu Dr. Abiy Ahmed uu noqday Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...