Somaliland: Burco oo Laga Daah-Furayo Tirinta Madax Taabashada Shaqaalaha Dawladda

Date:

Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta si rasmiya looga bilaabay nidaamka loogu magac daray “ tirinta iyo tayaynta shaqaalaha dawladda’hawshaas oo ay waddo Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland isla markaana la doonayo in lagu tiriyo guud ahaan shaqaalaha dawladda Somaliland ka dibna loogu gudbo wajiga labaad oo ah tayaynta Shaqaalaha Dawladda.

Sharmaake Axmed Muxumed Geelle ayaa Wargeyska Dawan u sheegay in maanta ay tirinta shaqaalaha dawladdu si toos uga bilaabayso magaalada Burco ,” Waxaanu maanta ku daah-furi doonnaa gobolka Togdhdeer caasimadiisa Burco diiwaan gelinta shaqalaaha dawladda ee gobolka Togdheer halkaas oo loo sii dhaafi doonno deegaamada kale ee gobolka hoos yimaada.”

Sharmaake Geelle ayaa sheegay in qaranku yeelan doono xog laga duulo iyo xaqiiq dhab ah oo la xadhiidha shaqaale weynaha Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo arrintaa ka hadlayana wuxuu yidhi , “Qorshe walba xog baa u sal ah waxaana Alle fadligii ah in qaranku ugu dambayn yeelan doonno xog laga duulo iyo xaqiiqo dhab ah. Shaqadan oo xawaare iyo xirfad ku socota ayaa shaqaalaha dawladda lagu ogaan doonnaa xaalkooda iyo guud ahaan inta xirfad, xasaanad ama xurmo ka maqan.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...