Somaliland: Xukuumada Somaliland Oo Hakisay Wada-hadalladii Ay Kula Jirtay Soomaaliya Iyo Duruufo Ay Ku Sababaysay Inay Kelliftay

Date:

“wakhti xaadirkan duruuftii saamaxaysay in la wada hadlaa ma jirto  markaa muddo   ayaanu dibu dhignay”

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday hakin ay ku samaysay wadda hadaladii dhex mari lahaa dawlada soomaaliya. Wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo warbaahinta kula hadlay xarunta golaha wakiilada shalay ayaa sheegay inaanay jirin duruuftii saamaxaysay in dib loo furo wada hadalka.

Wasiir Sacad ayaa sheegay inay muddo bil ah dib u dhigeen wada hadalkii ay la yeelan lahaayeen dawlada Muqdisho waxaanu yidhi “Wadda hadalada inaynu la galno waa arinkii baarlamaanku ansixiyey ee dawlad ahaan aynu qaadanay kamaynaan noqon balse wakhtigan xaadirka ah duruuftii saamaxaysay in la wada hadlaa ma jirto  markaa mudo bil ah ayaanu dibu dhignay wada hadaladii marka ay bishu dhamaato ayaanu eegaynaa duruuuftu siday tahay inaynu la bilawno iyo in kale.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...