Somaliland: Qiimaha Sarrifka Lacagta Oo Suuqyada Hargeysa Kor Uga Kacay

Date:

Qiimaha isku bedelka lacagta Somalialnd iyo lacagta dollarka ayaa saddexdii habeen ee u dambeeyay uu isbedel ku yimid, waxaana muuqata inuu sare u kacay sarrifku.

Qiimaha sarrifka ayaa markaad sidato dollar ee aad doonayso lacagta Somalilnd oo loo yaqaano gacanta hore waxa boqolka dollar laguu bedelayaa milyan iyo lixdan kun oo Somaliland shilling ah, halka uu maalmihii hore marayay hal milyan.

Markaad sidato lacagta Somaliland ee aad dollar doonayso oo loo yaqaan gacanta dambe waxaad boqolka dollar ku helaysaa hal milyan iyo toddobaatan kun oo lacagta Somalialnd ah.

Isbedelkan ku yimid sarrifka lacagta Somaliland iyo dollarka ayaan si rasmi ah loo garanayn, iyada oo ay muuqata inuu weli kor u sii socdo. Waxaanu ku soo beegmayaa xilli aanu weli dhammaan wakhtigii ay xukuumadu u qabatay hirgelinta go’aamo ay soo saartay oo ay sheegtay inay kula dagaalamayso sicir bararka iyo qiime dhaca lacagta Somaliland.

Go’aamadan oo ay xukuumadu aad u difaacday una aragtay inay xal u noqon doonaan dhibaatadan sarrif ee bulshada saamaysay ayaa waxa iyaguna jira dad aaminsan inaanay daawo noqon doonin balse ay sii kicin doonaan sicir bararkii hore u jiray.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...