Guddoomiyaha Xafiiska u diyaar-garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka ee Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Abaarta ku dhufatay Gobollo ka mid ah Dalka.
Guddoomiye Faysal oo Maanta hor-tagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa sheegay in Abaartu saamaysay Dad iyo duunyo badan, sidaasi darteed loo baahan yahay in gurmad ballaadhan laga galo arrintaasi.
https://youtu.be/ufGEoSg3OLg