Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay saaka ay xabsiga dhigtay agaasimihi telefishanka caalamiga ah ee Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale .
Agaasimaha ayaa hada ku xidhan sida shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyeen masuulyiinta telefishankaasi xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da .
Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay masuulkan , kamaney hadal ilaa hada laamaha amaanku sababata loo xidhay agaasimaha telfishanka Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale.