Cajiib: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Nin Gaal Ah Tacsi U Diray Balse Diinta Islaamku Maxay Ka Qabta!

Date:

TACSI MADAXWEYNE: 14/02/2018

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, shacbiga iyo boqortooyada Dalka Denmark, ka dib geerida ku timid Prince Henrik oo ahaa sayga Boqorada dalka Denmark, boqorad Margrethe.

Dalka Denmark oo ah dal aynu xidhiidh dhaw wada leenahay kana helno kaalmooyin kala duduwan oo ay ka mid tahay ta ay soo mariyaan sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Somaliland ee (Somaliland Development Fund) ee midawga yurub ka soo gala Somaliland iyo haday noqoto ta ay soo mariyaan hay’ada DANIDA oo ah hay’ad laga leeyahay Denmark. Waxaanu madaxweynuhu boqorada iyo shacbiga dalka Denmark uga tacsiyadeeyey geerida Prince Henrik oo da’a diisu ahayd 83 jir kuna geeriyooday Dalkaasi.

Maxamuud Warsame Jaamac
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...